Anaga nagu saabsan
ProMosaik Caruurta waxa lagu aasaasay Istanbuul bishii Febraayo 2019 waxaana sameeyey Milena Rampoldi oo ah Tarjumaan, Qoraa iyo qof u ololeeya xaquuqda aadanaha si kor loogu qaado buugaagta onlaynka ah ee caruurta oo lagu tarjumay luqado kala duwan.
ProMosaik Caruurta waxa ka go,an fursado loo simanyahay oo ay helaan dhamaan caruurtu isla markaana lagu qanciyey canug walba in uu xaq u leeyahay in uu akhriyo buug isla mar ahaantaana aanay xaquuqdaasi aanay xadidin arimaha dhanka dhaqaalaha ama arimaha bulshada ee saameynta ku leh asal ahaan halka ay kasoo jeedo bulsho.
ProMosaik Caruurta waxa ay rumeysan tahay in buugaagta ciyaalka ay door muhiim ah ka ciyaari karaan sameynta duni bixinaysa dulqaad badana u leh “ajaanibta” dhaqamada iyo diimaha.
ProMosaik Ciyaalka waxa laga yaaba inay tahay riyo hadafka aanu higsanayno: waa seh hadaf aanu aad u jecelnahay in aanu idinla wadaagno.
ProMosaik Ciyaalka waxa uu ka koobanyahay qoraayo,tarjumaano, dadka u ololeeya xaquuqda aadanaha iyo lamaanayaashooda.